Daawo:Caaqil-kii Buuhoodle Ka Hanjabay Oo Beesha Habar Jeclo Fulisay Codsigiisi iyo Hanjabadii udiray.

Waxaa dhawaan Magaalada Buuhoodle Kula hadlay Warbaahinta Caqilka Guud ee Beesha Caraale Mahad Oo kamid ah Beelah Daga Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caaqilka ayaa hore usheegay in Beesha Habar Jeclo diiday in ay Bixixo Magtca Labo Nin oo Ka soo Jeeda Beesha uu caaqilka u yahay Kadib waxaa uu Iclaamiyay Colaad.

Ugu Danbayn Beesha Habar jeclo ayaa dagdag uga jawaabtay hadalka caaqilka iyadoona maanta ku dhawaaqday in ay bixinaso Magta ragaasi.