600 War Deg Deg Ah Daawo:Abiy Axmed “Ruushka Waxaan Uga Mahad calinaya Sidii Uu Noo Taageeray Dagaalkii -77” | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo:Abiy Axmed “Ruushka Waxaan Uga Mahad calinaya Sidii Uu Noo Taageeray Dagaalkii -77”

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed, oo Qudbad ka jeediyay gugaanadka shirki Wadamada Afrika iyo Dalka Ruusha, ayaa soo qaatay dhacdo leh xaasaasiyad xili uu u mahad calinayay dalka ruushka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Abiy Axmed, ayaa Qudbadii uu ka jeediyay gugaanadkii Shirkan waxaa uu sheegay in u dalka Ruushka, uga mahad calinaayo sidii ay itoobiya, u gacan siiyen xiligii dagaalkii soomaaliya iyo itoobiya, islamarkaana Ruushku uu kaalmada weyn ugu fidiyay Taliskii Itoobiya xiliga.

Raysal wasaare Abiy Axmed, ayaa marka uu jeedinaayay qudbadaasi waxaa Hoolka fadhiya Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, oo inta badan umada soomaaliyeed ka dhadhiciya itoobiyada Abiy Axmed, in ay tahay dal somalia la ah saaxib lana raba dhisme iyo dawlad nimo.

Si kastaba ha Ahaate Colaadan 42 sano ka hor dhacday ee abiy Axmed kaga mahad caliyay Fagaaraha ayaa umada soomaaliyeed tustay heerka cadawada leh ee itoobiya aysan wali u iloobin dagaalkii 1977,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...