600 War Deg Deg Ah::Sheekh Shaakir Oo caawa La Weeraray +Xaalada Dhuusamareeb oo Kacsan | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah::Sheekh Shaakir Oo caawa La Weeraray +Xaalada Dhuusamareeb oo Kacsan

Rasaas ayaa caawa laga maqlay Xarunta Inji oo ay degan yihiin Madaxda Sare ee Ahlu sunna Waljameeca iyo Guddigii Doorashada Galmudug ee uu Magacaabay Sheekh Shaakir.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugan xarunta Shiirkole ayaa la soo sheegayaan iney ka dambeeyeen rasaasta, waxaana jirta xiisad halkaas ka taagan.

Masuuliyiin ku sugan Dhuusamareeb ayaa xaqiijiyey in ciidanka dowladda ay rasaaseeyeen xarunta uu ku sugnaa Sheekh Shaakir xili gurigaasi laga dhisayay Koolba Waardiye ama meelaha loogu talo galay in ciidanku ay wax ka ilaaliyaan.

Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay rasaastan mana cadda sababta ciidamada dowladu u rideen balse saraakiil ciidan ayaa wada dedaalo lagu qaboojinayo xiisada si looga baaqsado isku dhac.

Qorshahan caawa lagu Weeraray Masuulkan ayaa muujinaya Heerka Xukumada Madaxweyne Farmaajo isla marayso islamarkaana ay ku doonayso waxkasta oo yada dan u ah in ay samayso hadii xata Ay Dil iyo qaarajin Noqoto

Dhuusamareeb iyo Culimada Ahlu Suna ayaa ah kuwo Nabada Jecel islamarkaana waxaa Talaabadan Gacan ka hadal ka ah ee caawa lagu qaaday masuuliyiintan ay sababi karta in iyana ay gacanta ka hadlan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...