dahabshiil

War Deg Deg Ah:Ciidamada Ahlu Sunna Oo La Wareegay Inta Badan Dhuusamareeb

Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ayaa la wareegay Xarunta maamulka Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud iyo Xarunta Booliska Dhuusamareeb ,

Xarumaha Ciidanka Ahlu Sunna la wareegen ayaa la qorsheynaayay in lagu wareejiyo ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ee halkaas ku sugan.

Arintan ayaa sii kordhisay xiisada u dhexeysa labada dhinac ka dib markii Ahlu suna ay diiday guddiga doorashooyinka Galmudug ee dowladu magacowday, iyagoo ka barbar sameeyey guddi kale oo doorasho.

Sidoo kale Weerarkan ayaa ku soo beegmaya xili caawa weerar lagu qaaday Madaxa ugu Sareeya Ahlu Sunna ee Sheekh Shaakir

Loolanka u dhexeeya dowlada Somalia iyo ahlu suna ayaa laga dareemay magaalada Dhuusamreeb oo labada dhinac ay ka joogaan masuuliyiin iyo ciidamo hubeysan.

Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka walaacsan xiisada u dhexeysa labada dhinac, iyagoo ka cabsi qaba inuu dhexmaro isku dhac sababi kara khasaare aan la mahdin.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18836

Posted by on Oct 24 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841