dahabshiil

Deg Deg:Weerar Lagu Qaaday Wefti Somaliland ah.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boorama ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in Koox hubaysan ay jidgooyo u galeen baabuur ay waten wefti Somaliland ah oo ka yimid Hargaysa, iyagoona rasaas tiro badan ku furay.

Baabuurkaasi ayaa waxa la soo sheegaya in uu marayay xiligii Kooxdaasi rasaasta ku furayeen inta u dhaxeysa magaalada Borama iyo Dilla, iyadoona si rasmiya loo ogeyn cida la socotay baabuurkaasi.

Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal waxaa ka jira xiisad u culus kadib markii halkaasi ay ka samaysantay jabhad xoogan oo diidan maamulka muuse biixi,

Dhanka kale waxaa Boorama iyo Deegaanada Ku teedsan ku sugan Maleeshiyaad badan oo kamid ah ciidamada somaliland oo halkaasi loo geeyay inay cabudhiyan Shacabka gobolkaasi.

Wax war ah kama soo Bixin maamulka Muuse Biixi Weerarkan maanta lagu ee keeyay Weftiga uu diray

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18830

Posted by on Oct 24 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841