Deg Deg Daawo:Nin Aroosay Maydka Gabadh Ay Is-jeclaayen oo Dhimatay,

Dalka Shiinaha waxaa ka dhacday qiso cajiib ah kadib markii nin ku nool dalkaasi uu guursaday ama aroostay maydka gabadh ay is jeclaayen oo dhimatay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shuh-Shimaan oo ah Caruuska aroosay Gabadha maydka ah ayaa sheegay in ay is jeclaayen in ka badan 12 sano balse shantii sano ee ugu danbeeyay ay xaaska u jecla la daaladhacasay cudurka kansarka oo ka haleelay naasaha kadibna ay u dhimatay 14 bishan, islamarkaana uu saas ku aroostay maydka.

 36 total views,  2 views today