Deg Deg Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo War Culus Shaaciyay Arrinta Jubaland,

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland oo maanta la hadlaaya Warbaahinta maamulkiisa ayaa Ka hadlay Arrimo xaasaasi ah oo ay kamid tahay Xiisada jubaland iyo Dawlada Fadaraalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Siciid Cabdilaahi Deni Ayaa Sheegay in xaalada Jubaland iyo Dawlada Fadaraalka soomaaliya ay tahay Mid meel adag Gaadhay islamarkaana loo baahan yahay in wadahadal lagu Dhameeyo isagoo intaasi raaciyay in Puntland markasta diyaar u tahay dhex dhexaadinta Jubaland iyo Xukumada Fadraalka,