dahabshiil

Daawo::Kooxdii Siilaanyo Ka Dhintay Ee Muuse Biixi Diiday inu Dumaallo Maxay Buuhoodle Ka Dhehen

Waxaa Magaalada Buuhoodle Kula hadlay warbaahinta Maxamuud Sheekh cumar, oo kamid ahaa kooxdii Khiyaantay shacabka Khaatumo, ee meherkii ugu Balaadhan ee lagu Xerro galiyay Siilaanyo ugu dhigay Caynaba.

Somaliland Lawada leeyahay iyo Shacabkii Ay Ku Wacad Furen Miyuu iloobay Maxamuud Sheekh cumar?

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamuud sheesh Cumar oo ahaa gudoomiyihii Barlamaanka Khaatumo iyo cali khaliif galaydh oo ahaa madaxweynihii khaatumo islamarkaana iyagoo haysta Maandheedka shacabka Khaatumo, ayay Barqo U Doollaallo Tagen Caynaba iyadoo xaflado Lagu Xerro galinaayo loogu dhigay Caynaba Itoobiya Jabuuti ugu danbayna meherkii ugu weynaa loogu dhigay Hargaysa.

Cali khalif Galaydh iyo Maxamuud sheekh cumar Shacabka Khaatumo Waji ay mar kale ku soo hor istagaan lamaysan hadhin waxaana Xaqiiq ah in Kooxdii Siilaanyo ee sida wacan u mehersatay Cali khalif galaydh iyo maxamud Shekh Cumar marki ay dhacday xukumadii siilaanyo islamarkaana aay wayen Dumaal siyaasadeed in ay dib dani ugu soo calisay kuwii ay iska Fasaqen Maalinta Cad kana cararen,

Kooxdan oo mudo sadex sanno ah Dumaal siyaasadeed diyaar u ahayd ayaa kala carartay iyadoo madaxii ugu weynaa ee cali khalif galaydh uu xamar ka raadsaday Siyaasad ka duwan-tii Hargaysa halka Maxamud sheekh cumarka buuhoodle wali la dhex taagan yahay waxan Ahay Khaatumo oo khaatumo miyaadan Iska FASAQIN oo isku meherin Somaliland lawada leeyahay,

Maxamuud sheekh cumar ayaa isago isla quman waxaa uu warbaahinta kala hadlay wasiiro ka socda maamulka puntland isagoo leh waxay deegaanka ka wadan wax aan faa iido u ahayn”waa Su alle adigu Maxamud Sheekh Cumarow Caynaba iyo meherkii Siilaanyo Aad u sacabinasen ma dan ayuu u Ahaa Buuhoodle”

Ugu Danbayn Maxamuud Sheekh cumarow Waa Nasiib daro mar hadii Siilaanyo Xukumadiisii ka dhacday Muuse Biixina kaa diiday Dumaal Siyaasadeed in aad Buuhoodle Kaga dhex Hadaaqdo Khaatumo ayaan ahay Inaad Dhuumatay ahayd Sababto ah khaatumo adoo U mehersan oo udhaarsan ayaad iska Fasaqday oo isku Meherisay Siilaanyo kadibna Muuse Biixi ayaa kaa diiday Dumaal “Ma jirto marka sabab aad khaatumo ugu soo laabato,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18788

Posted by on Oct 23 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841