dahabshiil

Deg Deg:Sheekh Shaakir Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Galmudug,

Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka iyo khilaafaadka dowlad goboleedka Galmudug, kadib warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddiga oo ka kooban illaa 11 xubnood ayaa ka shaqeyn doono wajiga labaad ee dhismaha Galmudug iyo doorashada maamulkaasi.

Arrintan ayaa uga sii dareysa khilaafka u dhexeeya dowladda oo horay ugu dhawaaqday gddiga farsamada maamulka Galmudug oo ka kooban 13 xubnood, balse Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ka hortimid guddigaasi, maadaama aan laga siin wax xubin ah.

Sidoo kale waxa ay arrintani ku soo aadaysaa, iyadoo xalay wasiirka arrimaha gudaha iyo hoggaanka Ahlu Sunna kulan ku soo dhammaaday natiijo la’aan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18716

Posted by on Oct 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841