
Ciidamada Maamulka somaliland ayaa soo bandhigay Xayawaanka loo yaqaan Caasho Badhida oo Si Sharci daro ah loo dhoofinaayay,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidamada ayaa soo qabtay Caasho Badhi Aad U Faro Badan iyo Sadex nin oo watay islamarkaana uu Dhoofinaayay Dalka Itoobiya,

46 total views, 1 views today