
Waxaa shalay Soo gaadhay Magaalada Buuhoodle Wasiirka ugu miisaanka culus maamulka puntland kaaso ah wasiirka arrimaha gudaha puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirkan waxa u kulan gaar ah la qaatay odayaasha gobolka cayn gaar ahaan Buuhoodle iyadoona wasiirka iyo odayaasha Buuhoodle fooda isku dareen arrimo xaasaasi ah,

38 total views, 1 views today