Daawo:Xildhibaano Si Kulul Uga hadlay Guuldara somalia Ka soo Wajahday Arrimah Badda,

Qaar kamid ah Barlmaanka soomaalia Gaar ahaan Xildhibaan Sakariye iyo Xildhibaan Axmed Jamaca Jengeli ayaa ka digay Halista Badda soomaaliya Ku sii siqayso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka muqdisho iyo Xubnahan Barlamaanka soomaaliya kamidka ah oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in Kenya dhawr mar soomaaliya ka dhalisay Goolaal dhanka Arrimaha Badda ah halisna ay gali karto Badda soomaaliya marka la eego Horudhaca iyo Go aamada Kenya ee markasta maxkmadu qaadanaso,