
Maamulka somaliland ayaa shaaciyay cabsida uu ka qabo hub loogu deeqo xukumadda Madaxweyne Farmaajo iyo Daynta oo laga Cafiyo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiir kamid ah maamulka somaliland oo la haday saxaafada ayaa sheegay in ay ka digayaan in hub loogu deeqo xukumada soomaaliya islamarkaana waxa uu sidoo kale ka digay in daynta laga cafiyo soomaaliya,

55 total views, 1 views today