DAAWO:Gudoomiye Cirro Oo Tuug Ku Tilmaamay Muuse Biixi,

Gudoomiyaha Xisbsiga Wadani ee Maamulka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargaysa ayaa weerar culus ku qaaday Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay In Muuse Biixi Ku mashquulsan yahay boobka Umada iyo Ka Ganacsiga Hantida Umada islamarkaana uu caado ka dhigtay tan iyo intuu xilka Hayay Boob,

 52 total views,  1 views today