
Waxaa Magaalada Hargaysa, ka taagan Arrin aad u foolxun oo isugu jirta Tacadi isku Xoog Sheegasho Boob iyo Dulmi is huwan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
In Ka badan Lix Boqol Oo Qoys ayaa Dhulkoodii waxaa si Xoog ah uga qaaday Ehelka Muuse Biixi oo ka Faa idaysanaya Xukunka Ay jeegamaysiga ku Haystan,

39 total views, 1 views today