Daawo:21 Oktobar 50 Sano Kaidb Inqilaabkii Jaalle Siyaad iyo Arrimo Xaasaasi Ah.

21 Oktobar maanta oo kale Dalka soomaaliya 50 Sano kadib waxa uu galay Xukun Miletari waa maalintii Xukunka Dalka ay La wareegwn Ciidanka qaranka soomaaliya oo xiliga uu hogaminaayay Maxamed Siyaad Bare.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Maxaa dhacay 20-kii Sano ee xukunka Ay hayen Taliska ciidanka Qaranku iyo Janaraal Maxamed Siyaad Barre, Yaase kamid ahaa saraakiishi Udiiday Hadhka Maxamed siyaad Barre.Go aankii lagu laayay Culimada iyo Horumarkii Kacaanka arrimahaasi oo dhan daawo muqaalkan sarkaal goob jooge ahaa,

 38 total views,  1 views today