Deg Deg Daawo:Dhulbahantihii Gobolka Sanaag Oo Shir U Furmay,

Beelweynta Bah-cabdalle Naallaye Axmed Ugaadhyahan Ayaa Shir Uga Furmay Degmada Kulaal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkaas Oo Loogu Wanqalay Mideeye Ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galaya Siyaasiyiin, Chief Caaqilo, Culimo Iyo Dhamaan Bulshada Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Degaanadaas.

Shirka Waxaa Furaya Wajiilka Garaadka Guud Ee Beesha Ugaadh Yahan Garaad Saleeban Garaad Maxamed Garaad Maxamuud.

 41 total views,  1 views today