Daawo:Xildhibaan Ciyaar Jecel Oo Kashifay Fadeexad Shacabka Ka Qarsoonay Oo Ka Dhacday Hoolka Barlamanka Somalia

Golaha Shacabka soomaaliya, ayaa mudooyinkii uu jiray waxa lagu xaman jiray in ay laalush toos ah qaadan islamarkaana xukumadda madaxweyne Farmaajo ay jeebka ugu jiran taaso soo shaacbaxday maanta kadib markii xildhibanadii ugu wadani sana lagu dhex ceebeyay kulankii 19 bishan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xldhibaan ciyaar jecel ,oo kamii ah xildhibaanada ugu wadanisan Xubnaha barlamaanka soomaaliya, ayaa ka hadlay sababtii saxaafadda loogu diiday aqalka barlamaanka soomaliya,iyo sababka looga hadli waay arrimaha kenya xaalada dalka amniga Muqdisho iyo arrimo badan.

 51 total views,  1 views today