dahabshiil

Beelaha Dega Bay iyo Bakool iyo SSC,Maxay Iska Shabahaan Maxayse ku kala duwan yihiin,

Beelaha dega Gobolada Bay iyo Bakool iyo Sool sanaag iyo cayn, ayaa daraasad ay ku sameeyen siyaasiyiinta dul ordaa siyaasadda dalka waxay soo bandhigen meello ay iska shabahaan {Isaga eegyihiin} Gobolada Dadka ku nool iyo meello ay ku kala duwan yihiin.

Beelaha dega SSC. iyo Bay iyo Bakool, waxay iska shabahaan hal Qodob oo dhanka siyaasadda ah midna way ku kala duwan yihiin kaaso lagu tilmaami karo Nasiib alle siiyay Bay iyo Bakool,

Baydhabo, waxaa lagu tilmaama dadka ku nool dad aan lahayn siyaasad fadhida, oo ay ku midaysan yihiin Dadkeedu islamarkaana waxaa jira in taas badelkeeda ay ka Faa’iidaystan kala daadnaashaha siyaasadeed madaxda Koonfurta soomaaliya, gaar ahaan kuwa fadhiya Villa soomaaliya. islamarkaana Hadba madaxweynaha yimaada ama fadhiista vila soomaaliya ,u rabitaankiisa si fudud ugu maamullo Bay iyo Bakool isagoo adeegsanaaya dad udhashay Bay iyo bakool.

Halka ay adag tahay in Madaxweyne Soomaaliyed Rabitaankiisa uuka hirgallo“Somaliland”Puntland”Jubaland “Galmuudg”

TUSAALE… Baydhabo

Duufaantii fashilan tahay ee dawlada Madaxweyne Farmaajo, ku qaaday Maamul goboleedyadda soomaaliya, uguna tallo gashay in maamul kasta ay keensato Xukumada Nabad iyo Nolol shaqsi iyada udaacd ah islamarkaana ay ka tuuran kan hada ka fikirka duwan waa meesha kaliye ay ku guulaysatey ee ay ka hirgashay islamarkaana ay keensatay dawlada soomaaliya, shaqsi udaacad ah waa koonfur galbeed’Bay iyo Bakool’Lafta Gareen’

Bay iyo Bakool, waa meesha kaliye masuuliyiinta ugu jira xukumadda Fadaraalka gaar ahaan gudoonka Barlamanka ay awoodeeda ku tijaabisay xukumada Nabad iyo nolol, Baydhabo waa meesh kaliye Sarkaal u dhashay laga soo laadlaadiyay laguna haytso muqdisho.

Waxyaabahaas oodhan waxaa lagu Micneeyay in sababta keentay ay tahay Dadka degan dhulkaasi in ay yihiin kuwo siyaasad ahaan aan isku xidhnayn islamarkaana ka Aradan dhanka siyaasadda, {Baylah Bahal waa u Halis}

Gobolada SSC, iyana waa gobolada kaliye Fikir aysan raali ka ahayn bulshada dhulkaasi lagu maamullo laguna haysto iyadoo lala mataaneeyay Hargaysa, islamarkaana waa dhulka kaliye ay ka shaqayso siyaasad aan ahayn tan dadka udhashay oo lagu maamullo siyaasad waliba dhaaftay heerkii soomalinimo oo somali didnimo iyo cuqdad beelaysan huwan.

SSC iyo Bay iyo Bakool waa Mataanaha Siyaasad Xumada?

Ugu Danbayan Hadaba maxay ku kala duwan yihiin SSC iyo Bay iyo Bakool waxay ku kala duwan yihiin Bay iyo Bakool, dadka degan iyaga Maamula dhulkooda islamarkaana gacanta ku haysta halka reer SSC, dhulkooda iyo guryahooda ay dul taagan yihiin suugag iyo Maleeshiyaad Hargaysa, laga keenay Baydhabo, ma Dultaagna Qori Hawiye iyo Mid Daarood Toona laakiin waa Raaciyad dhanka siyaasada lagu adeegto halka Reer SSC Siyaasad ahaan iyo Ficil ahaaanba ay U gacan galen Dad kale,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18637

Posted by on Oct 20 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841