
Madaxweyne Ku xigeen maamulka Puntand Axmed Cilmi Axmed {Karaash} ayaa si diiran loogu soodhaweeyay Caasimada Dalka Sweden ee Stockholm.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Stockholm, ayaa si balaadhan oo aan lahayn kala hadh madaxweyne ku xigeenka Pl ugu soodhaweeyay Stockholm .
Dhanka kale waxa socota caawa xaflad balaadhan oo soodhaweyn ah oo ay isku xog waraysan doonaan madaxweyne Axmed Karaash iyo Jaaliyadda Pl,




50 total views, 1 views today