Shabakadda wararka Khaatumonews, Ayaa Xalay Banaanka Soo dhiigtay qorshaha ku duugan Socdaalka Dr cali khaiif galaydh. Ku joogo Muqdisho iyo Arimaha Ay abaabulayan.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hadaba Cali khaliif galaydh oo ka gaabsaday arrinkaasi mar warbaahinta madaxa Banaan ee Muqdisho, wax ka weydiisay ayaa taas Badelkeeda waxaa ka jawaabay xubno kamid ah ehelkiisa oo la dagan Muqdisho.
Eheladda Cali khaliif galaydh, oo Doonaya in ay Qariyan Qorshaha Socdaalka Cali khaliif Galaydh ee Muqdisho oo websiti-ka khaatumonews Kashiftay Xalay ayaa ku sheegay in cali khaliif galaydh Muqdisho, u joogo Arrimo caafimaad,
Qoyska Mr Galayr ayaa Warbaahinta Muqdisho, u sheegay in Cali khaliif Galaydh, uu ku jiro Isbitaal ku yaalo magaalada Muqdisho oo aysan Magacaabin islamarkaana laga daaweynayo kiliyadda, sidoo kalane lagu sameynayo baaritaano caafimaad.
Hadalkan ka soo yeedhay Qoyska Cali khaliif galaydh ayaa u muuqda mid lagu Qarinaayo Warbixintii Xalay Khaatumonews Ku Kashiftay Socdaalkiisa Muqdisho,
Si kastaba Ha Ahaate Waxaa is weydiin Mudan Cali khaliif Galaydh, oo safar kusoo maray Itoobiya, islamarkaana haysta Sharci Mareykan ah helaaya goobo kale oo dalka dibadiisa ah oo ka caalamisan muqdish waxa ku khasbay DhakhaatiirkaMuqdsho,
