Daawo:Xildhibaan Sakariye Oo Weeraray Aadan Barre Ducaale,

Xildhibaan Sakariye, oo kamud ah Barlamaanka soomaaliya ayaa si cadho leh uga jawaabay mar wax laga weydiiyay hadalkii uu kismaayo, ka yidhi Barre Aadan Ducaale, Gudoomiyaha Aqlabiyadda Marlamaanka Kenya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Hadalkaasi waa mid ciyaala suuq mana aha hadal qof weyn oo masuul ah ku hadlo soomaali odhaa ayuu caayay Barre, laakiin Aadan Barre waxaa uu hadalkaasi ka jawaabi doona maalinta somalia iyo kenya islaayan ee Kenya aanu ka adkaan’Ayuu yidhi Xildhibaan sakariye.