Daawo:Beesha Majeerten Oo Shaacisay War Lama Filaan Ku Noqday Xukumada Farmaajo,

Beesha Majeerten oo haatan ah Gadhwadeenka maamulka Puntland la odhan jiray ayaa Shaacisay in Taageero dhankas leh ay la Garab taagan tahay Maamulka Jubaland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“jubaland Siciid Deni ayaa tagay hadii laga Qeyliyay waxaanu Idiin sheegayna in Xataa aanu Ciidan u Dirayno Kismaayo Hadii xaaladu sidan hada ay tahay ay wax iska badalaan”

Dhawaaqan Cad ee Beesha mamaula Puntalnd K asooyeedhay ayaa kU Nqoday Lama filan iyo wax aan qorshaba ugu jiray Siyaisyiinta Vila Soomaaliya ,