600 Daawo:BBC Oo Kashiftay 50 Sano kadib Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke Oo Fadhiistay Siyaad Barre, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:BBC Oo Kashiftay 50 Sano kadib Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmaarke Oo Fadhiistay Siyaad Barre,

Iyadoo ay ku beegnay 15 Octobar maalintii la dilay Madaxweynihii Labaad ee Soomaaliya Yeelato Marxuun Cabdirashiid cali Sharmaarke, ayaa warbixin xaasaasi ah waxaa soo bandhigay BBC Somali 50 sano kadib.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Laanta BBC Qeybta Af Somaliga, ayaa diyaarisay Warbixin kooban oo lagu Qiraayo in Dilkaasi uu soo Abaabulay Wadamo uu kamid yahay Ruushka, islamarkaana loo adeegsaday Fulintiisa Taliyihii ciidanka Xooga ee Xiliga Maxamed Siyaad Barre, islamarkaana uu dilkaasi fuliyay Dable ka Tirsana ciidanka Darawiishta,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...