600 Abiy Ahmed iyo Socdaalkiisa Hargaysa, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Abiy Ahmed iyo Socdaalkiisa Hargaysa,

Adis Ababa{Khaatumonews}Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa wuxuu qorsheynayaa in uu socdaal ku tago Hargeysa,ee xarunta maamulka Somaliland.

Sidda ay wararku xaqiijinayaa, socdaalkan ayaa wuxuu imaan doonaa todobaadyadda soo aadan.

Xukuumada Federaalka ah ayaa la aaminsan yahay in ay u ogolaatay ka gedaal markii uu soo waydiistay dalab ku aadan in uu tago Hargaysa,

Inta la ogyahay waa markii ugu horeysay oo Abiy uu tago Somaliland oo madax banaani sheeganeysa tan iyo 1991-dii

Ugu Danbayn Wasiirka koowaad ee Addis Ababa Abiy Ahmed. ayaa horey wuxuu ugu fashilmay in uu u kala dab-qaado Villa Soomaaliya iyo Somaliland oo wada hadalkoodu hakad ku jiro.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...