600 Warbixin::Ceerigaabo Ma Jabhada Caare Ayaa Qabsan Mise Puntland, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Warbixin::Ceerigaabo Ma Jabhada Caare Ayaa Qabsan Mise Puntland,

Cerigaabo{ Khaatumonews } Gobolkii la odhan jiray sanaag islamarkaana gabi ahaanba gacanta ugu jiray maamulka somaliland, ayaa haatan waxa lagu muran san yahay gacan ku haynta ceerigaabo,

Sanaag waxa daga %80 Beelaha Harti halka %20 ay dagan beelaha Isaaq Gaar ahaan Beesha Habar yoonis oo u badan.

Gobolka sanaag beesha Harti gaar Ahaan Beesha warsangali guud ahaan dhulkeeda Somaliland gacanta kuma hayso qorshe iyo Jadwel Siyasadeed oo ay dajisay puntalnd ayaana guud ahaan Beesha warsangali looga saaray Somaliland,

Beesha Isaaq gaar ahan Beesha habar yoonis, oo dagta Buuralayda sanaag iyo deegaanka ceelafweyn waxay iyana samaysatay jabhad dhisatay ciidan xoogan islamarkaana fadhida meel 8 Kiilomitir u jirta Ceerigaabo.

Maamulka Somaliland, ee ay ku bahaysan yihiin Beelaha jeegaanta la Baxaya waxay hada gacanta ku hayaan Degmada Ceerigaabo oo kaliya.

Hadaba isweydiinta ayaa ah weynu aragna oo ceerigaabo maamulka Muuse Biixi, waxaa uu ka taliya oo kaliya gudaha ceerigaab,o mar hadi dibadii iyo degmooyiinkii oo dhan laga qabsaday yaa ka talin doona ceerigaabo.

Ugu Danbyan Loolanka ugu weyn ayaa haatan waxaa ku jira Beelaha Harti iyo Jabhada Dulmidiid oo u kala ordaya sidii ay gacanta ugu dhigilahaayen Maamulka Gudaha Ceerigaabo oo hata ay hayan Taliska Muuse Biixi,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...