600 Laascaanood Mayd Sadex Maalin Aan la Aasin iyo Xiisad Taagan, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Laascaanood Mayd Sadex Maalin Aan la Aasin iyo Xiisad Taagan,

Laascaanood{ Khaatumonews }Deegaanka Guumays ee Gobolka sool, waxaa 13 Bishan Ocbobar weerar ku qaaday maleeshiyaad ka amar -qaata Taliyaha Saldhiga Todobaad ee maamulka Somaliland Mahad Cambaashe.

Duulaanka ayaa lagu eekeeyay koox, Ay isku hayb yihiin Taliye mahad Cambaashe, oo halkaasi kulaha Xerro, Lagu kala iibiyo Dadka Tahribayaasha ah ee u dhashay Itoobiya, ee u gudbaya Dhankaasi iyo Gobolada Puntland.

Ciidamadan Ka amarqaata mahad Cambaashe ayaa weerarkaasi ku dilay Marxuun ay isku beel ka soo jeedaan oo ahaa Horjoogaha xerdda Magafaha Sool, sidoo kale waxa ku dhaawacmay dhar qof oo kale.

Hadaba ehelka Marxuunka ku dhintay weerarkaasi ayaa diiday in la aaso maydkaasi waxayna codsanayaan inla keeno askarigii dilay si loo qisaaso.

Gobolka sool, ,ayaa haatan shacabku iyo beeluhu u heelan yihiin Qisaasta Cidii wax disha in La raaciyo iyadoo Bishii hada dhamaatay Askari ka tirsan ciidanka somaliland lagu Qisaasay Gudaha laascaanood.

Ugu Danbayn Beesha Ninkan lagu dilay Guumays ayaa ku adkaysanaysa in loo soo gacan galiyo cidii dishay Marxuumkan halka taliyaasha maleeshiyaadka Somaliland ku gaabsanayaan waxuu uu ku dhintay hawlgal oo waxaanu hayna oo kaliya Magtiisa,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...