
Odayaasha Gobolka Nugaal, gaar ahaan Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay arrimo ay kamid yihiin xildhibaano, weeraray madaxweynaha puntland iyo socdaalka madaxweynaha Puntland ee Ksimaayo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxgaradka Garoowe, ayaa si cad usheegay inay socdaalka madaxweynaha Puntland ku tagay Kismaayo, ay taageersan yihiin islamarkaana ay raali galin ka bixinayaan hadalo kasoo yeedhay afar kamid ah Barlamaanka puntalnd,

43 total views, 1 views today