
Xukumada soomaaliya, oo muddo badan laga sugaayay jawaabta ay ka bixin Doonto shir siyaasadeedkii kismaayom iyo Xubnihii sar sare ee ka socday kenya ee ku soo galay kismaayo, amar la aanta ayaa jawaab aan laga filayn soo marisay Ururo siyaasadeedyo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xukumada Madaxweyne Farmaajo. ayaa soo abaabushay dad ay ugu yeedhay in ay yihiin 20 urur siyaasadeed kuwaso jawaabtii dawladu bixiin lahayd iyaga loo adeegsaday lana soo mariyay,

50 total views, 1 views today