DAAWO:Badda Berbera Oo Lagu Arkay Dhacdo naxdin leh

Biyaha Badweynta Berbera Ayaa lagu arkay arrin naxdin iyo yaab ku abuurtay Bulshada soomaaliyeed ee Reer berbera,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Biyihii Badweynta Berbera, ayaa hal mar isku badelay Saliid madow taaso keentay in dadkii halkaasi u Dabaal tagay ay ku xanuustan kadibna ay iskaga yaacan.

Biyahan oo Midab koodi isku badelay Naafto, oo kale ayaa loo Badinaya in Saliidan ay tahay Markabkii Shidaalka waday ee iiraan ee lagu duqeeyay Badweynta,

 60 total views,  1 views today