Warbixin::Soomaaliya “Sadexda Madaxweyne Ee Aan Meel-na Xukumin”

Nairobi{ Khaatumonews }Dalka soomaaliya, ayaa markan waxaa lagu arkay arrimo aad u qosol badan dhanka siyaasada {Men Who Love Leadership}

Siyaasadda Soomaalida ayaa keentay in Nin Aan Cidiba dooran in uu Bulshada isla hortaago waxaan ahay madaxweyne, taaso u eeg mid Maskixiyan Qofkaas laga shakiyo, marka aad eegto qof dadka u sheeganaya wax aan jirin waxay lamid tahay in qofkaasi hoos u dhigay Meeqaamkiisa siyaasadeed islamarkaana uu shaki galiyay caadi Ahaanshahiisa maskxiyan. kadib marki isku qanciyay wax aan jirin kadibna uu dibada ula soo baxay waliba warbaahinta la hor yimid.

Cali khaliif galaydh, waxaa uu ahaa madaxweynihii Khaatumo kaaso galay Dabni culus kadibna kuwaayay xilkii Madaxweyne ee khaatumo ayaa ku dhacay qorshe uu naftiisa iyo umadaba been ugu sheegaayo.

Cali khaliif galaydh oo laga eryay Dhulka khaatumo islamarkaana aan soo gali karin oo marti ku ah Hargaysa, aya markasta la soo taagan waxaan ahay madaxweynaha khaatumo Isagoo ku sugan Hargaysa oo Muuse Biixi Xukumo,

Isweydiinta ayaa ah Hargaysa, waxaa ka taliya Somaliland iyo Muuse Biixi .Maamulkii Khaatumo-na waxaa u madax Banaana Oo kaliya Buuhoodle iyana waa laga eryay Cali khaliif galaydh, kalsoonida waa lagala laabtay siduu sheegta madaxweyne? yuuse U yahay? xageese xukuma?

Cabdinasir Seeraar iyo cabdirashiid xidig oo iyana ku sugan Kismaayo oo u ka taliyeo Maamulka Jubbaland, islamarkaana Awaamirta iyo taladda Axmed madoobe, Laguna xidho laguna furo ayay iyana ka Dhex sheegten in ay yihiin Madaxweynayaasha jubbland,

Ugu Danbayn Shacabka soomaaliyeed ayaa shaki galiyay Caadi ahaanshaha dhanka dhimirka ee Seeraar.cali khaliif, Cabdirashiid xiidg oo isku Sheegay Madaxweynayaal meel ay ka taliyaan aysan Jirin Tuulana ha noqote.

Kala Xiriir Xafiiska Khaatumo News Number What’s Ap-kan +46735769421