600 Daawo::Khayre iyo Farmaajo Cadeeyay Arrin Fashil Xoogan Ku Ah Xukumadda Ay Hogaamiyaan, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::Khayre iyo Farmaajo Cadeeyay Arrin Fashil Xoogan Ku Ah Xukumadda Ay Hogaamiyaan,

Muqdisho{ Khaatumonews }Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka baaqday Xuska 14 October oo lagu qabtay Isgoyskii uu ka dhacay xasuuqa ee Zoobe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xuska oo ahaa mid aad loo diyaariyey lana filayey inay kasoo qeybgalaan Madaxweynaha ama Ra’isul wasaaraha midkood ayaa mar qura waxaa la arkay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish oo kaligiis joogo Xafladda isla markaasna farriin ka wado Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha.

Hadaba sababta keentay in Madaxweyne Farmaajo, ama Raysal wasaare khayre, aysan ka soo qeyb galin Xaflada loogu baroor diqaayay umada soomaaliyeed ayaa ah baqdin dhanka amaanka ah oo ay ka qaban masuuliyiintani.

Ugu Danbayn Khayre iyo Farmaajo ayaa muujiyay cabsida iyo amni Darada muqdisho, in aysan isku lahayn karin meel aan ahayn xafiisyada dawlada ee Gaadhka joogtada ahi saaran yahay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...