600 Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ka Xayuubinasa Xasanadda Xildhibaano Loo Adeegsaday Burburka Puntalnd. | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ka Xayuubinasa Xasanadda Xildhibaano Loo Adeegsaday Burburka Puntalnd.

Shalay Waxaa ka hadlay Magaalada Garoowe, Ee caasimada Maamulka Puntland Afar xidhibaan, oo kamid ah Barlamaanka Puntland kuwaaso si is miidaamin ah ugu tuntay sharcida Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanadan oo gaadhaya Afar Ruux ayaa shalay ku xadgudbay Hogaanaka Ugu sareeya Punyland, iyadoo ay intaasi u dheertahay Laaluush ay ka soo qaaten Xukumada Farmaajo Si ay u khalkhal galiyan Puntland,

Xukumada Puntland, ayaa haatan wada in Xasaanada laga qaado xildhibaanda sida indho beelnimada ah isku midaamiyay ee loo adeegsaday Puntland,

Beelaha soo doortay xildhibaanadan ayaa laga filaya inay dhawaan keenaan Badelka xildhibaanadan kadib qorshe xoogaan oo la doonaayo in Looga xayuubiyo xilka.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa tan iyo intuu u xilka ka qabtay wuxuu laaluush ku Bixiinaayay Waxyeeladda nabada, Horumar, Puntalnd Isagoo qorshihuusu yahay Kala Daadin,burbur iyo in meeshaba laga saaro Puntland.

Kalfadhiga Barlamanka puntland ayaa filayaa Inuu dhaco dhawaan si talaabooyin looga qaado xubnaha loo adeegsaday Burburka puntland,


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Ciidanka SNM iyo kuwo dhulbahante ee ushaqeeya oo Dagaal Qarka usaaran Jiida Tukaraq
- Mar 1, 2021
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka ...
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...