
Gudoomiyaha Barlamaanka, Puntland oo ku sugan Hadda Magaalada Kampala, ayaa kula hadlay warbaahinta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gudoomiye, Dhoobo Daareed,ayaa sheegay in isaga iyo Xubno kamdi ah Barlamaanka Puntland ay Maanta soo gaadhen Kampala, Islamarkaana ay u joogan Tababar Aqoon Kororsi ah oo mudo Sadex Casho ah soconaya,

40 total views, 1 views today