
Madaxweynaha Maraykanka Donald John Trump, Aya si xun u Bahdilay Boqor Salmaan.ka Sacuudiga, xalay xili uu ka hadlaayay Madal ay u soo qaban qaabiyen Taageerayaashiisu,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Donald Trump , oo ka hadlaaya hadal ku dhexmaray dhanka Taleefoonka, isaga iyo Boqor Salmaan, ayaa Boqorka ka bixiyay sawir Gacmeed yaab leh isagoo hadalkii boqorku Ku lahaana u jilay sidii qof jilaah ah oo jilaya qof Dafiic ah,

45 total views, 1 views today