dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xarunta Xalane Oo Madaafiic lagu Weeraray Iyo Khasaare Xoogan Oo Ka Dhashay,

Muqdisho{ Khaatumonews }war culus ah ayaa kasoo baxaya madaafiic dhowr ah oo goordhow lagu weeraray xarunta Xalane ee Muqdisho ay ka degan yihiin ururada iyo hay’adaha shisheeye.

Wrarkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in lix madfac oo hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen xarunta Xalane, oo ah halka ay degan yihiin Amisom iyo QM, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Sida aan ku helnay ilo-wareedyo amni oo ku sugan gudaha xarunta Xalane, ayaa sheegaya inuu jiro khasaare xoogan oo ka dhashay weerarkan inkasta oo aysan caddeyn heerka uu gaarsiisan yahay.

Ugu Danbayn Wararka ayaa intaas ku daraya in shaqaalaha ka shaqeeya xerada Xalane lagu amray inay galaan goobaha gabbaadka ah, si ay uga bad-baadaan madaafiicdan.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18380

Posted by on Oct 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841