
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah oo ka qeyb galay Caleema saarka Kismaayo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xubin kamid ah masuliyiinta Xisbiga kulmiye ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadayaan xubnaha ka qeyb galay caleema saarka Axmed Madoobe,

44 total views, 1 views today