Daawo:Salaad Cali Jeelle Oo Weeraray madaxda Kismaayo Ku Shiraysa,

Muqdisho{ khaatumonews }Siyaasi Salaad cali jeelle, oo Soomalidu u aqoonsan tahay in uu yahay Siyaasiga, ay ka hadliso dawlada soomaaliya islamarkaana Biilka ama Mushahaarka ku qaata hadalka ayaa weeraray siyaasiyiinta iyo madaxda ku shiraya kismaayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Salaad cali jeelle, oo ah Xubnaha siyaasiyiinta ah ee Fara ku tiriska ah ee Xukumada Madaxweyne Farmaajo u qaabilsan hadalka iy Difaaca dhanka Warbaahinta, ayaa sidii lagu yiqiinay weeraray Madaxda Jubaland iyo Madaxda kale ee Soomaaliyeed,