Daawo:Hees Lagu Weeraray Madaxda Kismaayo Ku Sugan Si Gaara Loogu Garaacay Muuse Suudi,{Bad Song}

Waxaa Hadda dabka laga soo qaaday Hees, Lagu Weeraray Madaxda Ku Shiraysa Kismaayo, kuwaaso Saluugsan Xaalada Soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Heestan, oo ay Bixisay maalgalinteeda Wasaaradda Warfaafinta, Soomaaliya, ayaa lagu weeraray Xukumadda Jubaland, Siyasiiyiinta Kismaayo ku sugan iyo Dawlada Kenya S igaar ah Muuse Suudi,