dahabshiil

Calanka Soomaaliya Oo Ku Madiyoobay Xukumadda Nabad iyo Nolol Dayaca Goobta Kaliye Laga Xusay Dalka Xalay,

Muqdisho{ Khaatumonews }Heerka kala yaaca iyo kala taga Soomaaliya, gaadhay waxaa inoogu filan maalinta calanka soomaaliya, oo ahayd 12 Octobar heerka ay gaadhay,

Dalkasta, waxaa ugu weyn ee aad loo weyneeya waa Astaamihiisa Si Gaara Astaanta calanka dalka, oo ah ama lagu tilmaamo Sumada umada,

Gobolada Dalka soomaaliya, Majirto meel laga xusay maalinta calanka soomaaliya oo ku beegnayd shalay 12 Octobar,

Hore waxaa xusaska maalinta calanka uga dhici jiren Jubaland,Puntland Koonfur Galbeed,Hirshabeele.Galmudug Caasimada oo si heer calami ah looga xusi jiray,.

Maanta se maxaa dhacay tolow oo ay Nabad iyo Nolol Xukunka Dalka Hayso?

Lagama xusin maalinta Calanka Puntland.Jubaland,Galmudug Hirshabeele.Koonfur Galbeed Somaliland-na horayba u xoortay calanka Goboladii Darawishtana hadalkoodaba daa wey Quusten?

Ugu Danbayn Waxaa ku soo hadhay Caasimada soomaaliya,Maalinta Calanka waxaa muqdisho looga xusay si tabcaan ah marka la eego meeqaabka hoose ee xaflada Raysal wasaare khayre ka soo muuqday oo Ahayd Xaflad aan leekayn Meeqaamkii calankaasi mudna halka madaxweyne Farmaajo ka dhuntay xuskaasi markuu arkay meeqaabka xaflada oo hooseeya,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18354

Posted by on Oct 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841