
Waxaa maanta kamid ahaa weftiga ka qeyb galay Xaflada caleema saarka madaxweynaha Jubaland mudane axmed islaam, wefti culus oo ka socday dalka Aynu jaarna nahay ee kenya kuwaaso u hogaaminaayay Barre aadan Ducaale.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Waxaanu halkan idiin kusoo gudbinayna muqalka qudbadii Barre Aadan Ducaale oo Dhamaystiran ee uu ka jeediyay Kismaayo,

45 total views, 1 views today