dahabshiil

Dadkan Ku Hambabaray Jubaland iyo Kenya Xagay Jiren 30-kii Sano ee Lagu Tumanaayay Midnimada Soomaaliya,

Waxaad mooda in umadda somaaliyeed, ay u eeg yihin kuwo haatan ku Hambabaray Xiisada Jubaland ,iyo dawladda Fadaraalka Soomaaliya, islamarkaana ku sasay Qorshaha kenya iyo Jubaland.

Waxaa xasuus mudan in Midnimada soomaaliya, iyo magaca soomaaliya God-dheer, lagu riday Maalintii ay burburtay Dawladii Milatariga ahayd ee Siyaad Barre.kadibna soomaali kala daneesatay reerkastana isku ooday deegaankiisa,

30-kii Sano ee la soo dhaafay waxaa Jiray maamul la baxay somaliland, oo Ku tumanaayay Midnimada soomaaliya, si cadna usheegaayay inuusan Aqoonsaneen Wax Dawlad ah oo ka jirta Soomaaliya.

Somaliland, waxay dagaal la gashay 30-kaas sano dad soomaaliyeed oo dagan SSC, waxayna kula dagaalamasay inay dadkaasi ka dhaadhiciso Gooni goosadka oo ay u arkaayen Reer SSC, arrin halis ah.

Soomaalida, maanta ka daba yuusasa Jubaland, islamarkaana ku qeylinasa kenya, ku soo xad gudubtay Qaranimada soomaaliya, xagay jiren markii reer SSC ,Lagu leynaayay Qaranimada soomaaliya Waa muqadas,?

Dadkan Maanta Buuqaya xagay jiren markii Soamliland Goosanasay?

Durbaanka iyo Qeyladda Soo yeedhay Kadib dib u Doorashadii madaxweynaha Jubaland. Iyo ismaqiisa Aan lahayn Garashada ee lagu Duudsinaayo reer Jubaland, laguna Weeraraayo Kenya, ma wuxuu keenaya Dawlad iyo MIdnimo mise waxaa uu Noqonaya mid Uga sii daraya Soomaaliya.

Itoobiya Dhisasa Soomaaliya,oo Kenya Waa Cadowgeena ma waxaa ay Noqosanasa wax Caqligeena gala oo Aan Ku Naaloono kana Sugno Rajo dawladnimo?

Isku soo wada duubo waxa xaqiiq ah in soomaalida maanta ku qaylinasa Jubaland iyo kenya in aysan ka ahayn Midnimo jacayl iyo dal jacayl ee ay ka tahay Been iyo Naftooda oo ay Ku Maaweelinayan wax aan Jirin,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18303

Posted by on Oct 12 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841