Daawo:Hargaysa Gacan Ka Hadal Dhexmaray Indho Indho iyo Xildhibaan kale,

Waxaa maanta Magaalada Hargaysa, ka dhacay gacan ka hadal dhexmaray labo kamid ah Barlamaanka golaha Guurtida maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan indho indho iyo xildhibaan kale ayaa gacan ka hadal ku dhexmaray Hoolka Golaha Guurtida somaliland,