dahabshiil

War Deg Deg Ah:Khayre Oo Xilka Ka Qaadaya Wasiir Cawad,

Sida ay hada nagu soo gaadhayan wararku waxaa jira qorshe dagdag ah oo xukumadda Raysal wasaare Xasan cali khayre,ay xilka uga qaadayso wasiirka arrimaha dibada soomaaliya Axmed ciise cawad,

Wasiirkan oo xilka qaadistiisa ay ka soo baxayaan warar kala duwan ayaa lasaa daalinaya in saacadaha soo socda laga qaado xilka sida wararka hoose nagu soo gaadhayan,

Raysal wasaare khayre, ayaa u arkay wasiir cawad in uu ku fashilmay arrimaha Puntland, si gaar ah islamarkaana u si gaar ah ugu fashilmay xaalada jubaland, in uu talabo ka qaado.

Sida xogtu nagu soo gaadhay wasiir axmed ciise cawad, ayaa looga shakiyay in uu xidhiidh laleeyahay Madaxweynayaasha jubaland iyo puntland islamrkaana uu raali ka yahay sidan wax u socdan.

Axmed Ciise Cawad.Wasiirka Arimaha dibada soomaaliya, ayaa ka soo jeeda puntland, islamarkaana waxaa uu kamid ahaa wasiiradii dhawaan Boosaaso kula kulmay madaxweynaha puntland,

Wixii ka soo kordh wararkaasi kala soco Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18291

Posted by on Oct 11 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841