dahabshiil

Fashilka Dawlada Kaga Yimid Jubaland Wax Hore Loo Qorsheeyay iga Dheh,

Waaba, wuxuu la barya wixii ilaahay u Qorsheeyay ka hor intuusan Wagaasi, Baryihin, islamarkaana waxaa isrog gora Oo Bili Aadanku ku dhex wareeran Bil matel, Inta Qoraxdu, Soo Baxday iyo intay ka dhacayso ayey dadku ku tiraaban ,Qarax dhacay, Hora loo qadaray intuusan dhicin Naf goday, Hora Loo Qadaray inay Go’do, gadhi qof jidhay Hora loogu Qoray, qof la wayaay Iyo waxbaabo badan oo ficlilada alle qadaray ka hor inta aan la samen ah,

Madaxweyne Farmaajo iyo Xukumadiisu waxay isku Dayen baajinta wax alle Qadaray inay Dhacan Tusaale–in diyaarad sida,Xasan Sheekh Maxamuud ,, Sheekh Shariif, Siciid Deni iyo Siyaasiyiin kale ay ka dagto Kismaayo waxay ahayd Wax alle Qoray balse, Xukumada soomaaliya waxay isku dayday Baajinta qadarkaasi! Maxaa dhacay Kadib Fashildee!

In Axmed Madoobe, Mar kale Dooorasho iskutaago Madaxweyne kadibna Jubaland, aysan xukumada soomaliya, ku yeelan Samayn Doorashadeeda waa wax alle qadaray laakiin dawlada soomaaliya Baaji ayay is tidhi Qorshahaasi, kadib fashil,

Waxaan uga socda madaxweyne Cabdilaahi yuusuf,waxaa uu ahaa Qofkii alle udiray inay Shacabka Puntland, yeeshan maamul,kadibna dhismaha maamulkaasi iyo Hirgalintiisa waxaa ka danbeeyay ilaahay balse waxaa loo adeegsaday qof alle abuuray in uu Isagu ahaado sameeyaha ficilka dhismaha maamulkaasi.

Waa Hubaal, in qofku kala kulmaayo talaabo kasta uqaado culays, dhib iyo waxyaabo badan oo aan la soo koobi karin waxa uu samaynaayo ee alle uqadaray inuu ka gaadho guul laakiin qofkaa waxaa ka dhib badan ka isleh jooji wax alle qadaray,

Ilaahay SWTC, ayaa og qofka guusha gaadhaya marka labo qof tartamayaan laakiinse waxaan tusaalahan usoo qaatay dhibta uu maraayo qof aan looba qorin in uu sameeyo wax alle aanu u qorin,

Cabdilaahi Yuusuf, waxaa uu Dhamac Kulul, usoo jiidhay Dhismaha puntland, Wuxuuna alle ku guleeyay in u maamulkaasi ahaado mid dhisan islamarkaana ka talaabsada Dhibkasta oo kaga timaada cid walba.

Sidoo kale Jubaland in ay dhisanto oo kismaayo, oo ay haystan Kooxo Diimeedyo, laga saaro waxay ahayd wax alle qadaray laakiinse ficilkeeda waxaa la yimid Axmed Madoobe.

Axmed madoobe, maanta wuxuu ku jira wadadii xiligii ay curdinka ahayd puntland uu la soo maray Cabdilaahi yuusuf ,

Su aasha, Is weydiinta mudan ayaa ah, 10 sano ee Jubaland, jirtay mooye 21-kii sane ee kismaayo, aysan ka jirin maamul islamarkaana ay qabiilo iyo kooxo, Diimeedyo isku kala badalaayen xagay jiren Ragan maanta leh Waxba kama jiran waxa Axmed madoobe, kismaayo kawado?

Jawaabtu waa labo uun In ilaahay, uusan iyaga u qadarin in ay Xiliga Xoreeyan Kismaayo, islamarkaana ka dhisan maamul kadibna ay ka noqdaan Madaxweyne iyo in aysan iskuba dayin ficil ah xoreeya oo kismaayo ka dhisa maamul?

Ugu Danbayn Hadaba Ma la odhan kara Xukumada Somaaliya iyo kuwa isku magacaabaya isbadel doonka Jubaland, intuba waxay la daala dhacayan dhibta iyo Culayska wax aan alle u qorin Xiligan iyo ka horba wixii hada ka danbeeya sida xaalku noqon doono ilaahay ayaa og in isbadel iman doono laakin tan hada taagan ayaan inagu ka hadli karna tii hore usoo dhacdayna soo aragnayba ,

Xafiiska Khaatumonews Kala Xiriir Whats Ap Numerkan +46735769421

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18269

Posted by on Oct 11 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841