dahabshiil

Deg Deg Daawo:Axmed Madoobe Oo Shaaciyay Qodob Ka Xamaasad Badan Caleema Saarka,

Iyadoo saska ugu weyn iyo Buuqa ka tagan Xaalada Jubaland iyo dawlada Soomaaliya, u yahay caleema saarka madaxweyne jubaland islamarkaana xukumada u hogaamiyo madaxweyne Farmaajo, u jid walba umaray Banjarinta caleema Saarka Axmed madoobe, ayuu madaxweynaha jubaland Axmed, shaaciyay war kale oo kagaba daran caleema saarka xukumada Fadraalka,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed madoobe, ayaa shaaciyay in Kismaayo,aan loo imaan oo kaliya caleema saarkiisa ee loo yimid in lagu tashado waxna la iskaga weydiiyo xaalada Dalka soomaaliya,

Qodobkan tashiga ah ee kulminaya siyaasiyiintan iskugu yimid Kismaayo ,ayaa Adhaxjab, weyn ku ah xukumada madaxweyne Farmaajo,

Ugu Danbayn Dawlada soomaaliya aad ayay uga casbi qabta waxyaaba ka imaan kara shir siyaasadeedkan iyo isbahaysigan dhinacyada badan leh ee ka taagan kismaayo, kaaso iminka u muuqda mid dhaafay heerkii ay xukumadu cabudhin lahayd ama ay wax ka qaban lahayd,

Warsidaha Xorta Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18261

Posted by on Oct 11 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841