600 Deg Deg Weftigii ugu Badnaa Oo Kismaayo Soo Gaadhay iyo Wararkii ugu Danbeeyay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Weftigii ugu Badnaa Oo Kismaayo Soo Gaadhay iyo Wararkii ugu Danbeeyay,

Waxaa goordhaweyd Magaalada Kismaayo Soo gaadhy Wefti Balaadhan oo ka soo kicitimay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho,

Wefitgan oo ay kala hogaaminayan Madaxweynihii hore soomaaliya Shekh Shariif Sheekh Axmed, iyo Xasan Shekh Madaxamud ayaa labo diyaaradood ku kala yimid Kismaayo,

Magaalada Ksimaayo, Xarunta Maamulka Jubaland Ayaa haatan La ciirciiraysa weftiyo kala duwan oo ka qeyb galaaya caleema saarka madaxweynaha Jubaland.

Wixiii Soo Kordha kala soco Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...
War Ka Soo baxay Imaaraatka Carabta Oo dawlada somalia lagu Bahdilay
- Feb 20, 2021
Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii Muqdisho, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha ...