
Hanti Dhawrka Qaranka soomaaliya, ayaa shalay shaaciyay in Lacagta Ay Bixiyaan Deeqbixiyaasha soomaaliya, ee sanadkiiba mar la xisaab xidho inay ka maqan tahay Lacag dhan 18 Milyan Oo Dollar.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Hanti, Dhawrkan oo culays xoogan kala kulmay fashilinta musuq maasuqan Xukumada Soomaaliya ku kacday ayaa lagu Khasbay in uu beeniyo warkii uu shalay shaaciyay
Ugu Danbayn Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay Muqdisho ayuu ku sheegay in aysan jirin wax lacag ah oo maqan,

41 total views, 1 views today