Daawo:Soodhaweyntii Sheekh Shariif, Xasan Shekh iyo C.C .Shakuur+Hadallo Lagu Karbaashay Xukuamda Farmaajo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow oo galabta ah garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynayaashii hore ee JSoomaaliyan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka ah iyo hogaamiyayaasha qaar kamid ah Xisbiyada dalka kuwaas oo ka qaybgalaya munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland.