Waxaa Baraha Bulshada qabsaday Sawir loogu yeedhay Sawirka ugu hadal haynta badan Kismaayo, maanta kaaso ah Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow.
Muuse Suudi Yalaxow oo reer Kismaayo u diideen inuu cagahiisa ku socdo ayagoo soo dhoweyn heer Sare ah oo hawada sare ah ku soo dhoweeyey.
Sawirkani waa Muuse Suudi Oo Madaxa ay saarten Bulshada Kismaayo,
